Riyada daruuraha waawayn iyo adhi fara badan

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN Ilaahay ha idin xafido Waxaan ku riyooday anoo adhi fara badan oo waxaro yaryarina ku jiraan oo cadcad anoo lajooga meel geedo badan oo aad uqurux badan green ah dhirtu oo lkn banbanaan ah Oo daruuro waawayn dhinaca bari iyo galbeedba is xidheen oo cadceeduna hayso daruuraha oo ay aad u […]
Riyada Suuratu Alkahf iyo dad iyo dabaq la saaran yahay

Su’aasha: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday surada Al kahfi ciwankeeda oo meel Ku qoran iyo sheikh cabdirashiid shiiq Ali suufi kadibna waan toosay ina aan la gaarin salaada subax Ka hor (2) waxaan Ku riyooday anigoo u soo socda xaafadayda waxan wada siconey nin aan sxbo ahaan jirnay inta aan guriga iridiisa galin gaari […]
Riyada cadaabka geerida kadib

Su’aasha: Asc waxan ahay wiil ano yar ayan riyoday labo jeer waxan ku riyoday ano dhintay oo la icadabayo maxay tahay riyadas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku sugan tahay wax aan kugu habboonayn, waa riyo digniin ah, qofka marka uu ku riyoodo asoo la cadaabayo waxaa lagu fasiraa in wax looga digayo siiba wax […]
Riyada gabar yar uu qofka garanayo

Su’aasha: Asc wll waxaan habeen kasta riyo ku arkaa gabar yar oo aan aqaano Marka micnaha riyadaas maxay noqon kartaa wll. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada ma aadan faahfaahinin sida aad ku aragto gabadha intay la eg tahay, kaliya waxaad tiri gabar yar aan aqaano ayaan habeen kaste riyo ku arkaa. Guud ahaan riyada gabdhaha yaryar waa […]
Riyada weerarka shinbiraha madmadow

Riyada weerarka shinbiraha madmadow Riyada: Waxan ku riyoday shinbiro badan o madmadow o naso werarayo wan iska celinay kadib gadal ayey waxay kanoqden inta wajiga ah shinbir ayey ka tahay gadalna waxay katahay bini adam iga so jawab wll. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan oo raba sirtaada inay ogaadaan shinbiraha mararka qaar waxaa […]
Riyada anoo arday ku caawiyay 8 BILYAN

Su’aasha: ASC WAADKU MAHADSANTIHIIN SIDA FIICAN EE DEG DEGA EED NOOGU SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO CAAWINAYA ARDAYDA DALKEENA WALIBA 8 BILYAN KU CAAWANIYA WAANA ARIN YAABA OO AH QALIN DHAGAXA OO SIDEED MIDABLEH OON SAMEEYAYAY OO ARDAYDA AAD U CAAWINAYA ARDAYDU WAXAY U BAAHANTAHAY GARANAYOO QORAYA SAMUURADA HADANA WAXKASTOO LOO BAAHDO […]
Waxan ku riyooday xaaskayigo nin shuminaya

Su’aasha: A S C, waxan ku riyooday aniga iyo xaaskayigo inago habeen guri wada fadhina ayan TV ga filin ban wada daawanayinay marka nin an garanayin intu nosoo galay ayu nala fadhiis’tay kadib filin’ki isago nala daawanayay ayay xaaskayigu ku tidhi ninka isha dhax’disa waxba iga galay e iga afuuf o iga soosar marka aniguna […]

