Riyada pastolada oo qofka haysta

Riyada pastolada oo qofka haysta

Su’aasha: ASC WAAD KU MAHADSANTIHIIN SIDA FIICAN EE DAG DAG AH EED NOOGU FASIRTAAN RIYADA NOOGUNA SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WATA PASTOL AD OO XABADEHEEDA EEG EEGAYA NIMAN OO BOLKA RASAASTA KASARAYA MID DHUUNTA U TAALA DHALINYAROO BADAN OON WADA JOOGNO WAANAN ALLAH MAHADLE Jawaabta: Riyada bistoolada waxay tilmaamysaa qofka inuu […]

Riyada qof dad raadinaya

Riyada qof dad raadinaya

Su’aasha: Asc waxaan ahay ahay safar xale waxaan kuriyoode ano wado kusocda oo cid raadinaayo nin aana garaneyn oo tanzaaniyana ayaa iga daba yimid waan kacabsade cidii ayaan ninkii weydiiye so bax ayuu igu yiri anaa kuu geyna ano kacabsana ayaan raace suu iiwade ayuu mel wada dooga igeeye cidina iigu imaaden mahadsanid. Jawaabta: Riyadan […]

Riyada sodohdayda oo i dacweynaysa

Riyada sodohdayda oo i dacweynaysa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday Xaaskayga Hooyadeeda oo ii dacweynaysa waxayna sheegaysa in aan gabar yar gacan u qaaday iyo inan ayada xariirkeeda Jaray balse qofka ay igu dacweynaysay ma aqaano telefan ku hadlaysay waxayna sheegaysay inan isbadalay oo xafadeeda aan tagin iyo inan gabar yar oo ay dhashay aan gacan u qaaday. Jawaabta: […]

Riyada safarka gabar aan la galayo

Riyada safarka gabar aan la galayo

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Allah macak Waxaan ku riyooday aniga safar ugu baxaya wadan kale oon jar nahay Oo safar dhinaca dhulka ah waxaan fuulay oon raacay mini bus ama basyar Kabacdi waxaan ku arkay oo baska saarnayd gabadh aan garanayo oon qaraamo nahay mudo dheerna ninkeeda cadho kukala maqanyihiin oo khilaaf dhexyaalo Waxay igu […]

Riyada anigoo u dhisaya saxibkay gabadh

Riyada anigoo u dhisaya saxibkay gabadh

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo oday sxbnahah u dhisaaya islan oo heshiiskii dhacay markay is a arkeen loo balamay xiligii bixinta ee guurkooda Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol wanaagsan inaad helayso iyo inaad khayrka ka shaqayn doonto, riyada qof in loo guuriyo waa wax khayr […]

Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo

Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo

Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo Riyada: Waxaan ku riyoodey anigoo magaalo Bad leh tagey oo ay guryo ku dhaxyaalaan bada dhaxdeeda markaasaan quf weydiyey waxa la iisheegey in ay tahay meel dadka HIV ga qabo lagu xanaaneeyo kadib ayaan kasoo tagey markaasaan waxaan arkey dad isoo bursanaya oo in ay HIV […]

Riyada miraha timirta iyo isbaandhayska

Riyada miraha timirta iyo isbaandhayska Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo midho timira gabar yar 8 sano jira oon garanayo hoo beero ileedahay islaan anaa garanayna oo waynayna ay i siinayso midho cagaaran oy ledahay beero waa isbaadhayes meeshana waxaa ku yaalay beero midhaha isbaandhayska laba xabo cagaaran iyo labao ubax ubax sidii u muuqda anoo […]