Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh

Su’aasha: Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh maxay ka macna tahay walal iga soo jawaab. Jawaabta: Riyada timaha dheer ama badan mar hore ayaa la fasiray halkaan ka akhriso: Riyada Timo Dhaadheer Oo Kuu Soo Baxay
Riyada nin wiil galmo ku sameynayo

Su’aasha: Asc wxaan ahay nin dhalin yaro ah wxaan riyo ku arkaa anoo u galmoodo wiil sxbky oo aan jclahay runti riyadaa waanku farxay waayo wiilka wuu buuran yahay wuuna qurxan yahay runti afaarahaas iskuma naqaano mxeey tahay marka. Jawaabta: Riyada ma aha saad moodday wiilka aad ku riyootay adoo u galmoonaya waa nin aad […]
Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh

Su’aasha: Waxan ku riyoday habaryartey oo guri qasri ah dagtay beero qurux badan leh iyo waaskooyin iyadoo uurna leh uurkaasna si qarsoodi ah ayay u shegeysa qofki ugu horeyay oo u shegtayaan ani ahay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal sare ay gaari doonto habaryartaada laakin arin sir ah ayaana gaarsiin doonto oo adiga kaligaaga ay […]
SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH

SHINBIRO AAD U BADAN IYO DHUL BARWAAQO AH Riyada: ASC CIID MUBARAKwawaxan ku riyooday xalay anoo jooga dhul barwaaqo ah oo ay SHINBIRO aad u fara badan oo kala wada nooca lkn aan waawaynayni samadii qariyeen qaarna ay ciyaarayaan laba ayaa isqabsaday oo dabadeed cirka isula baxay oo dabadeed waxay sameeyeen xawaarahay ku socdeen ayay […]
Riyada jinn iyo riyo waxaro badan

Su’aasha: ASC CIID MUBARAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO CUNAHA I QABTOO KOR II QAADAY WAX AANAN ARKAYN OON U MALEEYAY JINN DABADEEDNA AANKU AKHRIYAY AYATUL KURSI DABEDEED UU DHULKA I DHIGAY OO UU CARARAY ANA WAANKU FARXAY markii uu cunaha I qabtoo kor ii qaaday waxasi naqaskuu I dhajiyay AMA igu xidhay markaan firfir leeyahayay […]
Riyada galmada gabar qurux badan

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba Farxadi guudkiina ha ahaato Waxaan ku riyooday anoo la isiiyay gabadh wadan kale joogta oo ay wadan kayga iigu timid Gabadh aad u qurux badan Oon dagnay hotel Hurdo oo sariirta si fiican oo qurux badan loo goglay Anagoo sariirtii galmo la samaynaya oonu aad u raaxaysanayo anagoo aad u […]
Riyada xaaska qaab cusub loogu galmoonayo

Su’aasha: asc bahda daruur waxaan ku riyoodey anigo xaaskega ugu galmonaayo qaab kaduwan qaababka an uga galmoodo waliba aad ban uga bogey qaabkaasi iifasir riyada macnahed. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inaad sii jeclaan doonto oo noloshiina ay noqon doonto mid aad u raaxo badan, galmada guud ahaan waa wax ku fiican riyada, dabcan haddaadan […]

