Riyada dhalmada safarka oo sahlan
Su'aasha:
Asc bahada daruur waxaan ku riyoodaya ani iyo ninkayaga oo ku safrayna dhul dooga ah
Waxaana laha uur lkn wadada intàn ku jiray waxaa iqabatay fool si dhib yar ayaan u dhalay wiil markiiba naas kaan siiyay waana nuugayaya…