Gabar riyo ku aragtay wiil gacanta ka qabsanaya

Su’aasha: Asc wll alle haku sharfo waxd igaso jawabtan Waxn markaste ku riyodaa meel an wax ku dhigan jirey waxn ku riyoda madarsadii an quranka ku dhigan jirey waxn arka macalinkygi oo nala subciya quranka mar quranka wan garanwaya se xalay waxn ku riyodey jamacada ano jooga fasalkn ka dhigto ano fadhiya waxn rabay inan […]
Waxan ku riyoday naaskayga oo soo go’ay misna gacanta ku haayo

Su’aasha: Asc waxan ahay gabar an weli la guursan waxan ku riyoday naaskayga oo soo go’ay misna gacanta ku haayo hadana an leyahy mid qurxoon aya iso baxay. Maskaxdayday wayka bixi wayse sheeq ayan arkay leh riyo hadad ku riyoto naaskaga o goay misna dhulka kudhacay fasirkeda ha radinin lkn aniga igama dhicin xabadkayga ayan […]
Qofkii ku riyoodo isagoo shimbir biibaya dafay

Su’aasha: ASC gudomiye qof baa Ku riyooday shimbir hawada biibaayo oo qofkii dafay. Jawaabta: Riyada dafitaanka ma fiicna guud ahaan, siiba markay qaabkan tahay, waxay tilmaamaysaa qofka la dafay in hanti laga dhacayo ama la afduubanayo, shimbirka wax dafaya wuxuu astaan u yahay tuug halis ah oo khiyaano badan, marka riyada waa digniin qofkaas waxaa […]
Riyada gabar gadaal iga qabsaneyso caloosha iyo xabadkana iga salaaxeyso

Riyada gabar gadaal iga qabsaneyso caloosha iyo xabadkana iga salaaxeyso Riyada: Waxaan xaley ku riyooday gabadh aan whats appka iska naqaano balse aan xiriir saas u weyn naga dhexeyn gabadhan hada ka hor waanku riyooday iyadoo guriga ila joogta hadana xaley ayaan ku riyooday iyadoo guriga nala joogto markaasna aan qoyskeyga baraayo sida aabahay iyo […]
Riyada (tank) taangi biyood oo aad u wayn

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday a anoo xaafada soo dhigay tank biyood oo aad u wayn oo cad qiyaas ahaan laba makhsin oo jiingada ayuu le ekaa aadbuu u waynaa waxaan rabay in xaafadu biyaha ku shubato Allah mahadle. Jawaabta: Taangiga biyaha ama booyadda waxaa lagu fasiraa barwaaqo iyo […]
Riyada qaabilitaanka qof meel madax ka ah

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiid webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo lakulmay maayirka ama duqa caasimada aan joogo lkn midkalaa hada lagu badalay walow aanu wali xilkii wareejin waxaan ugu tagay xafiiskiisa hortiisa barxada isagoo kursi kufadhiya ninkalana lajoogo oo taagan yahay ninkaasi asc is waran madaxwayne waan is gacan qaadnay madaxwayne Ayan ku […]
Riyada anoo dad meel joogaan ku saxaroonaayo waliba igu soo ureyso saxarada

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday anoo meel bacaad ah oo dad fadhiya ku saxaroonaayo ka dibna markaan bogtoo saxarada carro iskaga shubaayo hadana ani iyo dadka nala joogo weyku soo ureysaa. Jawaabta: Riyada qofka oo ku saxaroonaya dadka hortooda ama meel dadka ay joogaan ma fiicna waa riyo xambaarsan astaan xun, waxaa lagu fasiraa fadeexo […]

