Gabar ku riyootay inan yar oo maro ku duuduuban

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo Jazakaallh Waxan ahay gabar waxan arkay riyo waxey ka bilabatay gabar yar oo maro ku duuban wijigeda cadankisa o kaliya ayan arkay weyna jiiftay waxan darensanahay ina aniga dhalay gabadha waxa ii timi naag diriska eh wexena iga qadate warqad dhaqtarka aan ku dhalay maxad oga celi wesay ayan […]
Shinbir meel ku xiran haddii lagu riyoodo

Shinbir meel ku xiran haddii lagu riyoodo Riyada: Asc bahda adaruuro waxan ku riyooday riyo iga ayabisay waxan riyo ku arkay shinbir gacmo iyo luga leh oo aad loo xir xiray waxaana lagu duubay jilow ama mayradhaxda geedaha oo ladirin alyacni maydhadii laga dirin iyadoo shilowdii wadata aya aad loogu xidh xidhay shinbirtu sida dadka […]
Gabar ku riyootay iyadoo nin kufsan rabo lakin walaasheeda kufsaday

Su’aasha: Asc waxan ku riyodey ninba iso galay gurigayga wuxu iweydiyey iney cidi joogto markan u shegay inan cidi joogin wuxu isku dayey in uu ikufsado kadib wan suuxey waxba imu geysan wu iska tagay kadib hooyo iyo walalo oo is ag fadhiya hoyana waxay sameynysey dhari ama digsi ka cunada lagu kariyo iyado cilan […]
Riyada gabar safar la gashay dad aroos ah

Su’aasha: asc wll waxn ku riyodey ano safar kujira wax ila socotey walashey waxan sarneyn gadhi waxa kle nalasocdey wiil an aqan jamcada ila dhigta waxa kle nala sarnaa lamane aroosa oo xidhan taash cad oo qurx badan ninka caruuskna suit madow safarka dhexdisa hada waxa naso mel dhex marka mareyno lamaane kale oo xidhan […]
Waxan Ku riyooday libaax cunaya gabar yar

Su’aasha: Waxan Ku riyoday libaax cunaya cunug yar oo wabiga dhinaciisa maraysay inay Ila socotay Ayan u malenaya markii Ku dhahay Ayan Ka harantinaayay caloosha libaxa ano juqeynaya kana is leh haduu dayo gabadha Ka so good si u uga fuqo misa wuu dilay Jawaabta: Riyadan waa riyo tilmaamaysa halis cunugtaas haddii aad garanayso waxaa […]
Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: Hadaan ku riyoodo anoo gadhkayga xiiraya maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada xiirida garka waxay ku xiran tahay xaalada qofka arkay mar waxaa lagu fasiraa xiirida inay tilmaamayso khasaaro inuu qofka wax khasaarayo hanti ama diin ama sharaf, haddii qofka garka xiiraya uu yahay qof deyn lagu leeyahay deynta ayuu iska gudaa hadduu xanuunsan […]
Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca

Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca Riyada: wll waxan ku riyodey timaha oo qeybta dhagta ila isha xigta oo timihi igasi daaten ano arkaya timu igaso daadanayen wan ooyayey hooyo i ag jogtey ku laha hooyo timaheygi maxa helay aadban u oyayey Riyada labad Waxn kle ku riyodey ano heysta inan yar oo aad […]

