Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon meel ka korayo

Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon meel ka korayo Riyada: Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon ka cararayo ama meel ka korayo . Mahadsanid. Fasirka: Riyada libaaxa kusoo bursanaya ama kaasoo daba ordaya si uu kuu qabto waxaa lagu fasiraa cadow raba inuu dhib kuu geysto. Laakin waad ka […]
Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda

Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda Su’aasha: Asc waxan ku riyooday dhawr jeer diyaarad dhacaysa riyaadasina way igu soo noq noqotaa. Marka ii fasila idinkoo raaliya. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto mashaakil fara badan taasna waxaa sabab u noqonayo go’aannada aad qaadanayso, guud ahaan dhicitaanka diyaarada wuxuu tusinayaa inay jiraan go’aanno qaldan oo […]
Waxaan ku riyooday hawl aan doonayey qof aanan filayn ii qabtay

Su’aasha: waxaan ku riyooday hawl aan doonayey iyadoo qof aan qofkaa ka rabay ahyn ii fuliyey ii fasira riyadaas. Jawaabta: Riyada waxaa lagu fasiraa arrimaha aad ku gudajirto inay kuu fududaanayaan, waxaad u helaysaa waxa aad raadinayso si lama filaan ah, marka riyada waa riyo aad u fiican oo bishaaro kuu xambaarsan, riyooyinka fiifiican oo […]
Riyada xaaska iyo caruurta gaari aan la saaranahay

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak marlabaad ayaad ku mahadsan tihiin sida fiican ee dagdag badan eed noogu adeegtaan waxaan ku riyooday anoo guulaystay oo uu ilaahay ii rumeeyay qorshihii noloshayda oo aan noqday hantiile caanoo dadkoo dhami hadal hayaan oo aad LA ii sharfaayo waxaan u imid caruurtayda oo […]
Riyada bookhashada gabar adeer dhalay iyo taabashadeeda

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo booqday gabadh aan ilmader nahay iyo caruurteeda oo aad iigu qaaliya is ku magaalo daganahay gabadhasi walashay ah gurigeeda ayaan ku booqday waxay taagnayd qolka fadhiga waxaan sameeyay arin laga xishoodo waxan ka fayday marada waxaanan tataabtay jidhkeeda waanan dhunkatay […]
Riyada hurdada gaariga iyo masago dhulka lagu daadinayo

Riyada hurdada gaariga iyo masago dhulka lagu daadinayo Riyada: Asc Sheikh allaha ku barakeyo Riyadan maxa lagu fisiri karaa Gaari sida bas eh ayan albabka ka heste wana hurdonay wadada ayaa lagu dadiyay masago ama haruur sida u taqano dadkane wey wada qaadanayen wuuna soo haray wey ka dhergen dadkii indhaha ayan kala qaday naag […]
Gabar ku riyootay iyado uu guurasanayo nin waalan ama yar

Su’aasha: asc wll waxn ku riyodey ano guursanaya wiil yar oon qangaarin wana ka cabsanayey dadku waxa odhan donan sida maxa ilmaha yar ka guursatey marna isla riyada oo ah ano guursanaya nin uskag ama nin an dhargiisu wasaq yihin marna nin walan ano guursanayo riyadasi inbadan iguso noqnoqtey wan ka duceysan jirey hada riyada […]

