Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon

Gabar ku riyootay iftiin fasirka muxuu noqon Su’aasha: asc wllo riyadan waxa ku riyotey walashey iyadu ma isticmasho social media sida darted ana kaso qorey riyadu waxay tahay waxan aheyn aniga iyo laba hablood ookle wan yaacney waxn yaceyny meel wana haben wakhtigu waxan arkay isha gaadhiga oo kaliged iftiimeysa macanah gadhiga ku oolin kaliged […]
Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo

Su’aasha: Teeda kale hooyo aya iyana ku riyoota Walashey oo meel banaan eh ido ku ilalineso lax yar aye kaso qadate mel ayena ku xirate waxena aragte walashey oo ilmo yar sida markasey dhahde intan oo shaqo miye isku qaba karta weena so wadate marke so bixi rabte buur aye noqotay wadadii Jawaabta: Riyadan waxay […]
Riyada gabar oranaysa walaashey nolol islama qaadan oo ooyeysa

Su’aasha: Riyo kale aya arke anigo dawanayo video yaranteydi eh oo dhahayo walashey nolol islama soo qaadan hadane waxan arke sawiro anigoo aroos eh walashey wan ka wayay dhaman sawiradi waan ooye markas ayan sujuday anigo u ducena inu ilahey dhibatada ka saro walashey. Marti aya ii jogte maraq baradho ayey hooyo wax ku siisay.. […]
Riyada walaasha oo looga digayo naag ay la nooshahay

Su’aasha: Asc sheikh sanadkan waxan arka ine riyooyinkeygu ey soo badanayaan tasi maxey tahay aya les dhihi karaa jazakaallh . Xaley ayan ku riyoday walashey oo mudo badan ana is arkin aya ii tima waxan dhahay naagtaas qiyaanadeeda qiyaanadeeda goorme fahmi doontaa wax ey ku reebatay maleh nagtaas waa mida ey la nooshahay wey ooysay […]
Gabar sedex riyo yaab badan ku riyootay iyo fasirkooda

Su’aasha: asc wll wan idin salamay wxd iii fasirtan waxan ku riyoodey meel waxbarsho hablo badan joogay macalinki ayaa quraan shidey agtisan fadhiya anigo laba hablod .quranki maqley ayanqeyliyey sida gabdhah jin ku jiro waxn daren sana niyada iska lahaa jin kuguma jirin wax maxay wn xanunsdey hablo aya cinjir ama sheygan plasica kla baxa […]
Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka

Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo dul duulaaya magaalada oo iibsanaya jaad oo lacag dollar ah na wata dadkoo dhamina ay is oo wada eegayaan anoo dushooda duulaya oo ay ila yaaban yihiin Ana aan qoslaayoo aan aad u faraxsan nahay […]
Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay

Su’aasha: السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waan ku salamay adiga iyo akhristaha Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay xaqiqdi riyadan mahan qayali wa run kadib hoyadiisa ayey igu qeylisay waxeyna modaa inan ku riday god ka aadka u weyn anigana aad baan u cabsasay wax walbo wey udhamaden isdhahy saxibkagana […]

