Riyada qaabilitaanka qof meel madax ka ah
Su'aasha:
Asc waad mahadsantihiid webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo lakulmay maayirka ama duqa caasimada aan joogo lkn midkalaa hada lagu badalay walow aanu wali xilkii wareejin
waxaan ugu tagay xafiiskiisa hortiisa…