Waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruur

Waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruur

Su’aasha: Wll waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruura oo ku qiyaasay dadooda12 10 iyo 8 waxayna kala ahaayeen 2 wii iyo gabar waxayna igu lahaayeen hooyo waa naga soo daahday xagee ku daahday aad baana isugu faraxsnay waxay ku cel celinayeen hooyo wa naga soo daahday Waxaana ahay gabar mudo […]

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay Riyada: Asc bahda daruuro wll waxaan ku riyooday ani walaashay iga yar oo maraykan aadnay diyaarad ayaan raacnay waxaana tagnay America markaan diyarada gadaganay nin tagsi wata oo somaliya naloosoo diraybaa naqaaday waxaana nasoo dhaweeyay gabdho aan aqaano guryo noockala ah oona waligay arkin […]

Fasirka riyada qofka aan socon karin asoo la ceyrsanayo

Fasirka riyada qofka aan socon karin asoo la ceyrsanayo

Su’aasha: Riyada qofka oo aan socon karin isagoo la soo bursanayo dadkii uu la socday oo dhan ay ka carayaan isagan wuxu noqday qof lugaha la’ oo kale ma cararii karo riyadaas maxaa lagu fasir karaa mala dhihi karaa waa riyo an macne lahayn oo ah kaliya qarow cabsi leh fadlan isoo fasira Jawaabta: Riyada […]

Riyada naag diraca kor u qaadday oo nin daba galayso

Riyada naag diraca kor u qaadday oo nin daba galayso

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo jid kaligey socda kadib aan guri hormaraayo gurigaa waxaa fadhiso naag diracwadato balse dirici kor uqaadey oo iyada ceebteeda la arkaayo markaan soo hormaray aan soo dhaafey weey isoo daba gashey oo waa ay isoo bursatey iyada iyo dhalin yaro badan lkn waan kasoo fukadey markaa maskaxdeyda waxa […]

Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan

Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan

Gabar ku riyootay nin bidaar leh iyo labo waddo kala duwan Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday meel Aan wax ku barto ayan jogay waxan wate saako lkn madaxa waxba iima sarno wiil aya arke wax ayaana weydinay qeeb saakada ka mid eh aya afka saarte dadka caadi aye iila hadlaan mana […]

Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso

Riyada gabar yaanyo suuqa ku karinayso

Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday markale ano suuqa qudaarta joogo waxan arke inuu qof kaste wax karinaayo waxan arke dab banan yaanyo ayaan ku kariyey wan ka tagay hadane waan usoo laabte gabar ayaa imaate yaanyadii dhamaan ayee mel ku shubatay iyado is kibrineso wan ka soo tagay. Jawaabta: Riyada waxay […]

Riyada haweeney oo gabar dhar hooyadeeda ugu dhiibaysa

Riyada haweeney oo gabar dhar hooyadeeda ugu dhiibaysa

Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo suuqa joogo waxan rabay inan hilib soo gato kawaanka ayan so dhex maray ninka gees joogo inan ka gato ayan rabay lkn albab aya u dhaway waan fiiriye haweeney aan garaneen ayaa i wacde dhar bac ku jiro aye ii dhiibte hooyada ugee aye igu […]