Riyada safarka Africa aniga iyo hooyaday iyo walaashay

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anigiyo hooyaday iyo walaashay oo safar ku aadnay koonfur Africa waxaan arkayay anoo lacag dollar ah Sita oo dhar iibsanaya kolna Aya rag fara badanoo WAX ka iibsanayay ay igu leeyihiin waxanoo lacaga xageed ka keentay waanan wada qoslaynay anagoo faraxsan […]
Riyada aniyo gabadh adeerkay dhalay iyo gabdho kale

Riyada aniyo gabadh adeerkay dhalay iyo gabdho kale Riyada: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo la jooga gabadh adeerkay dhalay oo aan Kala wadan joogno oo Bari hore iigu danbaysay iydoo la fadhida gabadh kale Ana aan la joogo oo aan dhabteeda ku jiifo oo iyaguna indhaha […]
Riyada aniga iyo edaday wiish la fuulayna

Riyada aniga iyo edaday wiish la fuulayna Riyada: Asc waad mahadsan tihiin webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday aniga iyo edaday aabahay LA dhalatay oo qof wayn ah oo aan kaxaynayo oo aan garabka hayo oo aanu wiish dheer wada fuulnay Allah mahadleh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo sarrayn kuu soo socoto, meel […]
Riyada akhriska Quraanka kariimka iyo roobka

Su’aasha: Asc sheikh wan arka jawabahada shukran allaha ku barakeyo. Xale ayan ku riyoday ano xafad aan kaso gurne jogo gaari bulug aya mel iiga muqde gariga darawal io nin kale aye ahayen waxena shegen qofke arkan ine si arxan daran gaariga u marsiin doonan ani io ilmo yar aya mel leska arkayo galne wan […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran Su’aasha: SCW daruur media wan idin salamay wad ku mahadsan tihiin riyada aad no fasiraysaan. Waxaan rabaa in la ii fasiro gabar single ah hadday ku riyooto iyadoo dameer fuulaysa oo xaafada kusoo wareejinaya dad badan ayaan jooga meesha uu kusoo wareejinaya riyadaas maxa laguĀ fasiri karaa? Jawaabta: […]
Gabar ku riyootay wiil ay garanayso asoo u galmoonaya

Su’aasha: gabar haday riyo ku argto iyadoo wiil ay garanayso oo xaafada la degan galmo la samaynyo galmada uu la samaynayo way daremaysaa cabsi iyo xanuun isaga ma harayo waxayna u jeeda geediisa oo aad u weyn riyada nocas maxay noqon kara gabadha mysan biyabixin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha riyada aragtay in guurkeeda soo […]
Riyada makeup iyo dhar qurux badan iyo marti

Su’aasha: asc wll xalay waxn ku riyodey Aniga iyo hooyadey walaldey oo hagajiyey meel guri ah kana yara baladhan kurasida tala dhaman gudihisa wala qurxiyey anigana waxnmarsana makeup iyo dhar qurux badan walashey kulaha sawir iga qaaad waxn sugyeny dad xaflada imada riyadina sasa kaga baxay Riyada kle waxn kuriyodey aaayamo hore wakhtiba kaso waregay […]

