Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran
Su'aasha:
Asc wll waxan ku riyooday mas cad oo xariq madow madaxa ku leh maska saaxib ayu ila aha garabkeyga ayu sarnay wan so qabtay wuxu isku duubay calacasha gacanteyda waxa arkay asago afka ila radina inu i cuno ayu raba madaxa ayan…