Riyada gabar jimaac la samaynayso nin aysan aqoonin

Riyada gabar jimaac la samaynayso nin aysan aqoonin

Su’aasha: Waxan ku riyooday anigo galmo la samenayo nin aanan aqoonin hadana aan aad u raaxesanayo Jawaabta: Gabar doob ah haddii ay ku riyooto iyadoo nin galmo la samaynayso waxay tilmaamaysaa riyadaas gabadha xaalkeeda inuu si fiican isu badali doono isbadalkaas guur ayuu noqon karaa, haddii ay tahay gabar xaas leh waxay gali doontaa nolol […]

Riyada anoo lacag tirinaayo

Riyada anoo lacag tirinaayo

Su’aasha: Asc webka daruur Waxaan ku riyoday anigo lacag tirinayoo bal iga jawaab. Jawaabta: Riyada tirinta lacagta waxay tilmaamaysaa inaad ka walwali doonto arrin mustaqbalkaaga la xiriirta,  sidoo kale waxay tilmaamaysaa feker iyo mashaakil aad kala kulmi doonto nolosha, siiba haddii lacagta ay badan tahay, guud ahaan tirinta lacagta ma fiicna.

Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo Wabiga ku qubeysanaya oo biyo badan ay socdaan lakiin wax halis kama dareemin marka laga reebay alaab aan watay sida tarmuus iyo kirliga shaaha aan waayay iyo inaan si nabadoon oo an cabsi laheyn ugu baxay dhanka kale ee wabiga anoo dabaalanaya kadib markan xaga tagay family la […]

Riyada Aduunyo gadoonka

Riyada Aduunyo gadoonka

Su’aasha: Asc Walaalaha Daruur waxaan ku riyooday Aduunyo gadoon aniga oo qol irid banaan ah jiifo in dhulka dhan uu gubtay oo aan Lugaha ka gubtay hadana Xanuun ma dareemayo deg deg ayaan qolka ugu Soo baxay familkeena iyo dadka oo dhan ayaa isku dhex yaac ka jiraa waxaa la leeyahay Aduunyada way Dhamaatay Waa […]

Riyada gacan muus ah laysoo tuuray anoo suuqa jooga

Riyada gacan muus ah laysoo tuuray anoo suuqa jooga

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SUUQA OO AAD LOO BUUXO QOF IISOO TUURAYO XIDHMO WAYN OO MUUS AH OO ISKU XIDHAN AMA GACAN MUUSA AH ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Muuska waa wax fiican marka lagu riyoodo muuska wuxuu tilmaamaa arsaaq waasac […]

Riyada tufaaxa iyo cunto macaan

Riyada tufaaxa iyo cunto macaan

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QOF TUFAAX CUNAYO UU BADH ISIINAYO KABACDI AAN SOO GALAY HUTEL CUNTOBWAXWALBA YAALAAN OO AY HAYSATO GABADH U QURUX BADAN OO AY CUNTO MACAAN ISIISAY IYADOO QOSLAYSA OO FARAXSAN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]