Naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan

Su’aasha: Asc, naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan oona la dhahaayo qol gal aroos tahay , mana taqaano kan aroosay , ilaa shan qofna way ka joogeen guriga , maxay noqoney ? Jawaabta: Waa farxad ay heli doonto naagtaas riyada waa riyo fiican nolol wanaagsan ayay la qaadan doontaa ninkeeda si […]
Gabar ku riyootay tixri madow oo gagacnteeda kasoo baxayo

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyoday tixri madoow badan ka so burqanayo gacanteyda wan riixa gacnta wuuso daadanaya qaarna waxay ka dhex muqdaan gacanta xusulka inta udhaxaysa mahadsanid Jawaabta: Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa inaad wax weyn qaban doonto oo guul ah, sidoo kale sadaqo badan ayaad bixin doontaa waxaad u kaalmayn doontaa dadka tabaalaysan, […]
Fasirka riyada gabar maalmahan iga gaabsatay oo marwalba igu soo laalaabato riyadeeda

Su’aasha: Sxb waanku salaamay seetahay sxbw gabadhan waxaan is naqaana mudoo sanad ah hadana 6dii bilood ugu dambeysay waxaa naga dhexeeyey xiriir jeceel marka maalmihii dambo waxaan ka dareemay gaabis xageeda ah xitaa kama jawaabto dhambaalada iyo cododka aan u diro telka igama qabato halmar bay iisoo jawaabtaa kaliya marka waxaan isku arkay in habeenada […]
Riyada anagoo uguurnay guri wayn

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANAGOO U GUURNAY OO DAGNAY GURI AAD U WAYN OO KU DHEXYAALA BEER WAYN OO WADA GREEN AH OO AAD U QURUX BADAN OO BARWAAQO AH HOOYADAYNA WAY NALA GUURTAY WAANANU WADA FARAXSANAYN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: […]
Riyada qof dhintay oo wax carfaya kuu dhiibay

Su’aasha: Gabar ninkeeda dhintay baa waxay ku riyootay iyada oo ninkeeda usoo galay wuxuu yiri asc wiilkiisa oo yar ayuu ka wareystay Wuxuuna u dhiibay Laba shay Barfuun Saaid u carfayo iyada oo carfineysa ayey Soo kacday. Jawaabta: Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa ninka dhintay ubadkiisa inay nolol raaxo leh ay galayaan xaaskiisa inay nolol […]
Riyada Qudrada cagaaran anoo taabanaya siiba barbarooniga

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo oo jooga Suuq Qudaar oo gabar deriskeena meel Ganacsi ay leedahay tagay waxaan taabanaya Qudaar barbarooni iyo Qudaar kale oo cagaaran oo waa Wayn anoo taabanaya waxaan dhahay mansha Allah Qudaar fiican Ayaad keentay. Jawaabta: Riyada barbarooniga inta badan waxay tilmaamaysaa arrimo badan ay ka mid yihiin inuu […]
Riyada adeerkay oo aan wax ka doontay

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday odey adeerkay ah oo aan waligay arkin oo Sida la iisheegay Qani ah anoo gurigiisa tagay Wuxuu ahaa guri Wayn oo qurux badan oo cad waxaan arkay Wiil dhalinyaro ah oo Adeerkay Xaaska uu qabo Walalkeed ah Wuxuu ileeyahay adeerkaa waa Qani Nin lacag badan ayuu leeyahay aniga boqolkiiba 5 […]

