Riyada kaluunka oo banaanka usoo baxayo

Riyada kaluunka oo banaanka usoo baxayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga iyo iyo dhalinyaro aan asxaab nahay oo Badda Gudaha u galay moolka joogna in libaax badeed nasoo weeraray Waliba aniga ayuu isoo aaday waan iska celiyey waana kasoo cararnay Anagoo Gudaha Bada ku jirno ayaa Si deg deg Dibada u imanay waxaan aragnay kaluunkii Ina bursanayey iyo kuwo kale […]

Riyada diyaarada dhaceyso iyo nibiri badda kasoo baxayo

Riyada diyaarada dhaceyso iyo nibiri badda kasoo baxayo

Su’aasha: Asc walaalaha Daruur Shaqo aad u wanaagsan ayaad inoo haysaan aniga waxaan wataa Laba su,aal mid riyo ah iyo mid Tala ah labada si dhaqsa ah inaad iiga so jawaabtaan ayaan idinka codsanayaa Laba post ayaana kasoo kala dhigayaa Waxaan ku riyooday aniga oo meel xeeb ah joogo Waliba waxaan umaleenayaa in meel aan […]

Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SHAQO IIGU YEEDHEEN COMPANY WAYNI WAAN IMID COMPANY GII WAXAA ISOO DHAWEEYAY OO HILIB IYO RAASHIN IGA HOR YIMID NIMAN CARAB AH ANA WAAN CUNAY HILIBKII IYO RAASHINKII AADKA U MACAANAA ANAGOO AAD U FARAXSAN […]

Riyada nin dhintay ul wato oo isoo raacaya

https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-nin-dhintay-ul-wato-oo-isoo-raacaya.jpg

Su’aasha: Asc waxaan arkay qof aqaano oo hore udhintay ,waxaan joognaa guri weynaan badan albaab weyn leh ,wuxuu wataa ninkan ul oo weligiisa qaadan jiray , wuu isoo raacaa anigana cabsi igu jirto aan socon karin , asagana isoo gaareen, maxay tahay? Jawaabta: Riyada waa digniin ka fogow wixii qalad aad ku jirto, sidoo kale […]

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay Su’aasha: Asc wll alle haydin barakeeyo sida fiican ee dadka riyadooda ugu soofa sirtan Ana waxaan ubaa hanahay inla iifasiro riyo Markasta igu soo noqnoqota habeen kasta waxaan kuri yoodaa geela oo mar lalisayo marna daaqaya meel doogleh marna cabaya biyo meel geel joogana majoogo geelna qalbiga kuma […]

Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro

Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo masjid ku jiro oona agteeda fadhiya nin aan aqaano, oona mar hore dhintay , waxaan u dhiibay buug aan watay wuu iga qabtay buugii, wuxuuna akhrinaayay wardi . Maxay noqoney riyadaan ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka dhintay inuu meel fiican joogo oo naxariista Alle ay haleeshay, maxaayeelay masjidka waa […]

Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)

Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo haben hore waxan ku riyooday anigo joga meel bada agteda la modo waxa so maray nabi muuse oo xiran dhar wa weyn ushiisa ayuuna watay dhulka ayu ku jiday inyar xariiq aye ku samesay waan daba raacay waxa galnay meel biyo ine ku jiran aad moodo hadane geedaha geesaha […]