Browsing Category

News

Wiil Soomaali oo diyaarad sameeyay

Wiil Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay diyaarad uu gacantiisa ku sameeyay Diyaarad nooca dagaalka ah oo lagu sameeyay Cadaado ayaa lasoo bandhigay, waxaana meesha joogay dad badan Diyaaradan oo loogu magacdaray Somali Air Force ayaa waxaa…

George Bell 77 jir ah oo caruur yaryar kufsaday

George Bell 77 jir ah oo caruur yaryar kufsaday George Bell oo ah Wasiirka Qasnadda (maaliyadda) ee Vatican  oo labo caruur kufsaday,  labadaas caruur oo da'doodi ahayd  13 sano. sidoo kale caruur kale ayaa lagu haystaa inuu kula kacay…

Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday

Pakistan oo sheegtay inay soo ridday labo diyaarad dagaal ay leedahay India. marka ay weerar kusoo qaadeen kaddib Kashmir . Pakistan oo sheegtay hal duulay inay nolol ku qabatay oo hadda ay hayso dayuuradaas oo weerar kusoo qaadday…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More