Nin aan salaaddiisa ka bixin marka lasoo weeraray masjidka
Sawirkan wuxuu aad uga yaabiyay dad badan ninkan oo aan cararin salaadda ayuu ku jiray marka uu soo galay gaalkii xumaa masjidka iasgoo soo dilay dad bada.
camerada ayaa waxay sawirtay nin salaad sunno ku jiro aan u jixin jixn gaalkan…