Browsing Category

News

Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay

Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay Qaraxa xamar maalmahan aad buu usoo batay laakin sida Daruur soo gaartay waxaa la qabtay goobta ama keydka qaraxyada laga soo diyaariyo iyo hub badan oo kooxaha naxariita Ilaahay qaaday ay…

Nin faqiir 8 maalmood ku taajiray eeg

Nin faqiir 8 maalmood ku taajiray eeg Sheekadan waxay ka dhacday waa hore dalka Maraykanka Nin faqiir ayaa jiray oo waxba aan haysanin xitaa wax uu cuno ayuu la'aa. wuxuu qorsheeyay siduu ku noqon lahaa qof hantiile ah asoon shaqeynin 8…

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg Maqaar loo sameeyay sida jirka dadka oo kale. waxaa laga sameeyay kabo haddaad aragto waxaad u malaynaysaa lugo run ah. kobahan oo maqaar asli ah laga sameeyay waxay noqon doonaan kuwo moodo ah.…

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar. sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa. taariikhda Trump…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More