Browsing Category

News

Hodan Nalaaye yaa ka dambeeyay dilkeeda

Hodan Nalaaye yaa ka dambeeyay dilkeeda Hodan Naalaye waa gabar dibadda ka timid gaar ahaan dalka Canada oo dalkeeda usoo noqtay. qoraalladeeda baraha bulshada marka aad eegto waxaad dareemaysaa inay usoo laabatay dalka iyo dadka.…

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro Hodan Nalayeh waa gabar soomaaliyeed, waxay ku dhalatay gobalka Laasacaanood Soomaali sanadka 1976, waxay kusoo barbaartay qoys ka kooban afar wiil iyo toddobo gabdhood. marka ay jirtay 8 sano…

Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro

Warar soo dhacay ayaa sheegaya dowladda Ruusha oo safaarad ka furatay magaalada Muqdisho. Danjiraha Ruushka oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa hoosta ka xarriiqay in…

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

Dhacdo lagaga argagaxay ayaa ka dhacday dalka Uganda, haweeney 35 jir ayaa ninkeeda 46 jir  ah ka jartay xaniinyaha. Waxaa la sheegay naagta waxay ahayd naag khamriga aad u cabto marka ninkeeda wuxuu ku ciqaabayay inuusan u galmoonin,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More