Browsing Category

News

Isku kariska bariiska iyo hilibka

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa.…

Sawirada dhulgariirka turkiga

Dhulgariir daran ayaa ka dhacay bariga dalka Turkey. wuxuu geestay khasaaro xagga burburka guryaha. halkan waxaa ka muuqda sawiro oo tilmaamaya burburka weyn oo uu geystay dhulgariirka. dhulgariirka wuxuu gaaray 6.7 darajo .

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay Suldaanka wadanka Cumaan Suldaan Haytham bin Taariq Aal Saciid oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo oo uga tacsiyeenayay geeridii ku timid Suldaanki hore ee Cumaan Suldaan Qaabuus bin Saciid oo…

Baladweyne oo kor laga duubay Video

Video laga duubay dayuurad ayaa muujinaya magaalada Baladweyne siday biyaha u galeen. Muuqaalka waxaa la duubay marka fatahaadda ay dhacday . biyaha magaalada oo dhan ayay wada gaareen sida ka muuqata muuqaalka. Sawirkan sidoo kale wuxuu…

Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa

Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa Australia oo sheegtay inay dili doonto wax ka badan 10.000 geel, waxayna u adeegsan doontaa dayuurado helicopter taasna waxay sabab uga dhigtay in biya la'aan ka jirto koonfurta dalkaas marka waa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More