Categories
Caafimaadka Health

Labada qoyaan oo farjiga haweenka ka yimaada farqiga u dhexeeya

Labada qoyaan oo farjiga haweenka ka yimaada farqiga u dhexeeya Su’aasha: walaal maxaa keena qoyaanka cad oo adag sida caano fadho oo kale ah oo siilka kasoo baxo oo badan wuxuu wataa ur aan loo adkaysan karin iyo cuncun ma cudur baa keeno mise waa caadi maxaa farqi u dhexeeya qoyaanka caadiga ah? Jawaabta: Qoyaanka […]

Categories
Caafimaadka Health

Shaydaanka in la habaaro diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: ASC shaydaanka mala habari kara xadiithka oranayo shaydaanka ha cayina ma saxbaa dabcan aniga ma arag lakin Sheekh ayan ka maqlay shaydaanka in lacayo rasuulka scw aya diiday Mida shaydaanka waqtiyada aan mashqusanahay muxuu ila egta marka weyso qaadanayo, marka aan suuliga kujiro markan akhrinayo anigoo saalada usocda ayan waxaan akhrinayay laxowla wala quwata […]

Categories
Caafimaadka Health

Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib

Isha waxa guduud ka dhigayo hurdada kadib Su’aasha: Waxan soo kacaa marar qaar indhaha oo so daran u guduudan iyadoon jirin daaf iyo fin marka guudashada isha maxaa sabab u ah maxaana daawo u ah mahadsanidin. Jawaabta: Guduudka indhaha wuxuu ka imaanayaa xididaha yaryar oo isha dhex mara oo dhiigga usoo qaada, waxaa jira cadaadis […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda

Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda Su’aasha: Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda inu ruuxa awoodin maxa lugu garan kara qofka da’da yar lakin siigada ay dishay isaga miyuu awooda? Jawaabta: Taas waxay u noqonaysaa awoodda qofka uu leeyahay,  qofkii jirran  oo kallaiyaha […]

Categories
Caafimaadka Health

Finka isha waa maxay maxaana daawo u ah

Finka isha waa maxay maxaana daawo u ah Su’aasha: Asc wll waxaa Fin iga soo baxay isha bidix geeskeeda midig marka wll maxaa sababa finkaas waa maxayse dawadiisu lakin finkaas wuu ixanuunaa wuuna ilmeeya badanaaba marka sujuuda salaadana wuu ixanuuna wll faahfaahin dheraadana nasii waad mahadsantahay. Jawaabta: Finka isha waa barar yar oo maqaarka isha […]

Categories
Caafimaadka Health

Maba fahmo qofka ila hadlaya wuxuu ii sheegayo

Su’aasha: Waxaan isku arkay markay dadka sheekeysanayaan waan fahmaa oo waan la socdaa balse qofka markuu aniga sheekada ila soo aado maba fahmo waana ku caajisa hadalkiisa taasi maxay ka dhigantahay wll wlhi qofka iisheekeynaya badi maba dhuuxi karo nuxurka hadalkiisa in yar oo aan ka fahmo mooyee markaasaan iska dhigaa inaan la socdo wuxuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha Su’aasha: Bahda daruur salab kadib waxaa iiga soo baxay madaxa guska nabto yaryar oo gududan sidoo kale laba xaniinyood maqaarkooda cuncun daran ayan ka dareemaa inaan xoqo ayan rabaa waan ku raxaystaa xoqida wax wasmo ah manan samynin nabrahaas maxaa la dhihi kara?. Jawaabta: Nabraha sababo badan […]