Dhibka nafsiga iyo kan caafimaad kee bey siigadu keentaa?
Su'aasha:
Horta nio ani waa guursan lahaa balse ma haysto qarashkii aan gabar ku doonan lahaa hadana ma shaqeeyi oo meeshaan joogo ayaaba saas iska ah saasey tahayna ma siigo badni markay I qabatinto oo waxaan qabto waayo ayaan ku faktaa…