Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo
Su'aasha:
Asc waxaan ahay ardey markii suaal la weydiiyo dhidid cabsi kasoo daato ama aan fikirkiisa cabiri karin.
Jawaabta:
Waxaad tahay qof xasaas ah waxaad u baahan tahay inaad dhisto kalsoonidaada, su'aasha hore ayaan kusoo sheegay…