Qof 8 sano siigo ku jiray xubintiisa taranka ma weynaan kartaa

Su’aasha:

Waan idin salaamey dhamaan bahda Daruur media. Wll waxaan rabay in aan ku weydiiyo su’aal ah: Qof muddo 8 sano ah siigeysan jiray, hadii uu iska joojiyo caadadaa xun ma laga yaabaa in ay xibintiisa taranka ay weynaato si dibiici ah isagoon isticmaalin wax kiimiko ah? Soo dhowoow wll.

Qof 8 sano siigo ku jiray xubintiisa taranka ma weynaan kartaa
Qof 8 sano siigo ku jiray xubintiisa taranka ma weynaan kartaa

Jawaabta:

Marka hore siigada la dagaallan oo iska jooji si dhab ah u jooji, dad badan ayaa ku fashilma joojinta siigada, teeda kale koritaanka xubinta taranka dabiiciga ah inta badan qaangaarka ayay la socotaa, sidoo kale qofka marka uu sii weynaado waa sii weynaanaysaa xubintiisa taranka, siiba marka uu guursado, oo uu muddo naag qabo, waxaa la dhahaa qoyaanka farjiga dumarka geedka ninka saameys ayuu ku yeelanayaa, marka muddo badan lays qabo, marka waxaas haka walwalin, kaliya iska jooji caadada sirta ee xun.

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

First, fight the urge to smoke and stop it, really stop it. Many people fail to stop smoking. On the other hand, the natural growth of the genitals usually accompanies puberty. Also, as a person gets older, his genitals get bigger, especially when he gets married and has been married for a long time. It is said that the moisture in the woman’s vagina affects the man’s penis. When you are married for a long time, don’t worry about it. Just stop the bad habit of smoking.

Leave a Reply