Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah
Su'aasha:
Asc wll Su,aasheydu way gaaban tahay. Sankeyga waxa ku dhega duufka had iyo jeerna waa uu cabursan yahay, sidoo kale duufka kasoo baxayo waa mid adag oo cagaar ah misana aad u uraya. Hadaba wll maxaa xal u ah cudurkaan?…