Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa
Su'aasha:
Dr waxan isku arkaaa caabuq xiniyaha ah qolfa madow ayuu yeesha markii kuleelka la gaaro maxaa sabab jawaab thnks.
Jawaabta:
Nadaafadda ku dadaal sidoo kale dharka gudaha aad ka qaadato ha noqdo dhar aan kulayl keenaynin oona…