Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah
Su'aasha:
Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah mustaqbalka dhib ma u geysaneysaa.
Jawaabta:
Siigada in badan ayaan kasoo hadalnay dhibka ay leedahay iyo sida loo joojiyo.
Lix sano ma yara haddaad siigaysanaysay, waxa ugu…