Faham yarida siigaysiga inuu keenay maa dhici karto
Su’aasha:
Faham yarida ruux yarantisi fahmad laha mudana siigeysanayay hadana damin noqday ma lais dihii kara siigada aya sabab u ah siigadu se maskaxda masameysa.

Jawaabta:
Fahan yardida sababo badan ayaa keeni karaa laakin sababka ugu weyn waa mashquulka maskaxda, qofka siigaysanayo maskaxdiisa aad ayay ugu mashaquulaysaa shahwada, marka uu siigaysanayo wuxuu niyadda soo gashanayaa dumar qaawan marka uu socdo wadada dumarka ayuu maskaxda ku haynayaa, markuu siigada dhamaysto naftiisa ayuu yasayaa shallay iyo walwal ayaa ku dhacayo, qof sidaas maskaxdiisa u mashquuliyay ma laga yaabaa inuu wax barto ama wax fahmo, marka waxaa lagaa rabaa inaad la dagaallanto xumaanta siigada la dhaho oo dhalinyarada dishay.
Siigada murqaha miyay daciifisaa
Lack of understanding can be caused by many reasons, but the main reason is mental preoccupation. A person who smokes is very preoccupied with his semen. When he smokes, he imagines naked women. When he walks down the street, he keeps women in his mind. When he finishes smoking, he feels regret and worry. How can someone who has so busy his mind learn or understand anything? So you are required to fight the evil of smoking that has killed young people.
