Adkaarta galabkii hadaan joogteyo il ma igu dhaci kartaa
Su'aasha:
Adkaarta galabkii hadaan joogteyo il ma igu dhaci kartaa anoo akhriyey.
Jawaabta:
Adkaarta in la akhristo waa cibaado qofkii sidaas fala uu ajar ka helayo, ha ahaato adkaarta la akhristo subaxdii ama galabtii ama xilliga…