Zinada Ilaahay dartii looga tago waxa laga faa’ido
Su'aasha:
Danbiga zinada qofku haduu faraha ka qaado ilaahy dartii uga tago maxaa laga faaidaa.
Jawaabta:
Zinada waa dambi weyn oo lagu mutaysto naar maalinta aakhiro, haddii Alle aan kuu dhaafin.
Si xoog ayay uga digtay diinta…