Browsing Category

Fatwada

Guurka waswaaska daawo muu u yahay

Su'aasha: ASC waswaski ayan wali tabar Iskaga laahay Dr aya waxaan kamaqlay ruuxa waswaskisa xadka kabaxay boolashi fikirka aya Iska daba mareey ? In lootosiyo ayuu ubaahanyahay OO dawado lasiiyo aniga manta waxbarashada maadin murug…

Nadarka shaydaanka sida loo reebo

Su'aasha: ASC waxaad igu so cel celisen waswas aya kuhaya OO nadar madan kaalin waxaan xaqiiqsay inu waswas ihayo sababtoo ah waxaan is iri waswas aya kuhayo sheekadii iyo kafikirki soonkas nadarka ahna wan Iska xiray isla markiba Mel igu…

Qof soon niyaystay oo siigo ku dhacay

Qof soon niyaystay oo siigo ku dhacay Su'aasha: Asc, waxaan suxuurtey 12:00 a.m lix sac habeenkii waxaana niyeestay soon, in aan beri soomo. laakin, waxaan hurdada ka Kacay 2:00 a.m sideed sac habeen nimo waana siigeystay maan qubeysan…

Xaakada soonka ma jabisaa

Su'aasha: ASC manta alx wan soomay lakin waxaa I dibay canduf iyo xaagada wan ogahay canduufta inay Soonka waxba udibin lakin xagada Soonka miyay jabisa marka qar xakada duunta ayay I farisata markan canduufta liiqo ayan dareema marka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More