Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa Qofka markuu luuqad baranayo waxaa fiican ereyada inuu u xifdiyo qaab uu kusoo xusuusan karo, waayo ereyada qaar waxaa ka dhexeeya xiriir dhanka dhawaaqa ama dhanka macnaha, marka sidaas uu ku xifdiyo aad bay ugu sahlan tahay inuu soo celiyo wixii uu xifdiyay. […]
