Sida loo idan qaato iyo diinta waxay ka qabto
Qofka uma bannaana inuu galo meel dad iska leeyihiin asoon idan warsanin haddaysan meesha ahayn meel dadka oo dhan loogu talagalay inay idan la'aan galaan.
Diinta islaamka way reebtay in la galo guryaha dadka ama qof in loogu galo qol…