Browsing Category

Bulsho Society

Guurka raga cuntada jecel

Raga qaar waxay u guursadaan cunto macaan inay helaan waliba waxay raadiyaan dumarka aad u yaqaana cunta kariska. cuntada meel weyn ayay ka taagan tahay ragaas, dumarka ku habboon waa kuwa xariifka ku ah cuntada. sheekada maanta ka…

Todobada webi adduunka ugu dheer

Adduunka wuxuu leeyahay webiyo aad fara badan oo aan lasoo koobi karin mid yar iyo mid weynba. halkaan waxaan kuu sheegaynaa todabada webi caalamka ugu dhaadheer. Alle dadka ayuu u mannaystay webiyada, quraanka aad buu u tilmaamay biyaha…

Geedka digir guduudda

Dad badan ayaa laga yaabaa inaysan arkin geedka ay ka baxdo digirta caanka ee soomaalida ay u yaqaanaan digir guduud. geedkaas waa geedaha saaqa oo aan lahayn sal xoog leh. dhulka ayuu ku saaqaa sida sawirka ka muuqata, markaas ayuu…

Armaajooyin dadka ka yaabiyay

Nin faryaame ah oo ka yaabiyay dadka, ninkan wuxuu soo saaraa armaajooyin qaab yaab badan u samaysan, wuxuu ka dhigaa armaajada inay tahay mid u muuqata inay jabsan tahay, dhab ahaantiina ma jabsana. waxaa la sheegay dadka inay aad u…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More