Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo

Caanaha hooyada aad bay ugu fiican yihiin ilmaha , dumarka aan naaska siinin caruurta oo dhahay naasaha inay iga dhacaan ma rabo aad bay u qaldan yihiin waayo caanaha ilmaha

Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo
Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo

waxay ka reebayaan cuduro badan, la mid ma noqonayo canuga marka aan la nuujinin naaska ilmo naas soo jaqay, hooyada naaska waa inay siisaan ilmaheeda marka ay ugu yar tahay hal sano iyo bar, waxaana haboon in la siiyo labo sano dhamaystiran sida Alle subxaanahu wataacaal Quraanka ku cadeeyay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More