Site icon Daruur درور

Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto

Astaamaha lagu garan karo qofka ay waalli usoo dhowdahay ama qofka waalan rabo.

Waalashada waxaa ugu xun midda maskaxda isku dardarsanta oo aan jinka ahayn.

middaas inta badan qofka waxay qabsataa marka uu aad wax u jeclaado wixiina waayo.

waxaa jira dad gabar u waashay sidoo kale waxaa jira dad lacag u waashay.

qofka wuxuu ku waalan karaa marka xaalado gaar ah uu galo tusaale ahaan qofka ayaa hal mar khasaaray lacag aad u badan.

wuxuu haystay lacag aad u faraban hal mar ayuu khasaaray waxaa laga yaabaa inuu waasho haddii uusan lahayn iimaan xoog badan.

Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto
Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto

sidoo kale waxaa waasho dadka qamaarka cayaaro  siiba dadka hantida badan dhigto oo ku waaya hantidooda oo dhan marka laga raayo.

sidoo kale qofka wuxuu waalanayaa marka uu kala kulmo qof aad ugu dhow oo ixsaan weyn uu u sameeyay markaas si xun galay.

taas waxay qabsatay dad badan yurub naagahooda intay geeyeen oo hal mar guriga kasoo bixiy kaddib nin kale ka raacay iyagoo aad iyo aad wax u siin jiray intaysan yurub imaanin.

qofka waalan rabo wuxuu bilaabayaa inuu kaligiisa isla hadlo ama marka uu musqusha – suuliga – galo naftiisa la hadlo.

sidoo kale inuu muraayad hor tago markaas naftiisa la hadlo waa calaamadaha bilowga u ah waallida.

sababaha maskaxda ay la wareegato waa wax qofka maskaxdiisa aan qaadi karin. waxa waalashada ka hortagi karo waa iimaanka Ilaahay iyo kalsoonida Alle aad ku qabto.

Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya

Kawaabyada jirka ma cudur halis ayay tilaamaysaa

(والجنون والقطرب) والهذيان الذي مع سهر وجميع ضروب السهر والأخلاط مع حرارة أو أورام حارة في الرأس وسائر الأعضاء.
المقالة الثانية عن الأعضاء الآلمة قال كثير ممن يسخن رؤوسهم الشمس يختلطون

لي الإختلاط منه ثابت لازم نحو الجنون الكائن عن علة محض الدماغ نفسه

ومنه أعراض تابعة لأمراض ولكثير ما يتبع الورم الحار في نواحي الدماغ مثل قرانيطس في منتهى الحميات المحرقة

والغب الكثير الحرارة وعند ورم الحجاب ومع ذات الجنب وورم المثانة أو عند وجع شديد.
الخامسة قال قد يكون اختلاط الذهن بسبب فم المعدة إذا اعتلت ويكون أيضا في الحميات المحرقة

وفي ذات الجنب والرية والحجاب والدماغ لأن الاختلاط الكائن عن ورم الحجاب شبيه)
بالحادث عن الورم الحادث في الدماغ وفي أغشيته وذلك أن الاختلاط الكائن في العلل الأخر

وفي الحميات المحرقة إذا جاوز المتهى سكن وأما قرانيطس فإن اختلاطه دائم وذلك لأن الدماغ في هذه العلة يخصه في نفسه

ولذلك لا يختلط عقل صاحبه بغتة دفعة واحدة كما يعرض لعلة الأعضاء الأحر بل تتقدم حدوث الاختلاط هاهنا أعراض ليس باليسيرة كلها علامات
واما الجنون فمعه توثب وحركات سريعة قوية وسهر واختلاط دائم ألف بثقل الرابعة

قال كل اختلاط يكون مع جرأة وإقدام وخبث نفس فأنه من السوداء واستدل أيضا مع ذلك بسائر دلائل غلبة السوداء

لي يقول أنه من السوداء التي عن احتراق الصفراء التي من الخلط الأسود
وحرارة البدن كله أن يستحيل ذلك الدم إلى اللبن وفي ذلك الحال لا يؤمن من أن يصير من ذلك البخار إلى الرأس فيختلط العقل.
السادسة كل اختلاط يكون مع ضحك فهو اسلم وما كان مع حزن وهم فهو اردء والذي مع جرأة

وتوثب وأقدام شر أيضا لأن الأول يكون من دم أسود أو حرارة من غير خلط رديء كالحال في اختلاط العقل الكائن

عن الشراب والذي مع جرأة يكون عن السوداء والكائن مع توثب يكون من السوداء الحادث عن احتراق الصفراء وهذه الخلط في غاية الرداءة

Exit mobile version