Astaamaha naagta xun lagu garto oo kooban

How to know non beautiful woman

Astaamaha naagta xun lagu garto oo kooban

Naagta xun astaamaha lagu garto si aad uga fogaato guurkeeda waa astaamaha soo socda.

Gabadha xun ma xishooto iyadoo rag badan ama meel bulsho joogto raga ayay la faracayaareysaa ama way la kaftameysaa.
Naagta xun way been badan tahay hadallo aan jirin ayay sheegaysaa.
Gabadha xun dumarka qaabka daran oo aan akhlaaqda lahayn ayay saaxib ka dhigataa.

Astaamaha naagta xun lagu garto oo kooban
Astaamaha naagta xun lagu garto oo kooban

Naagta xun lacag si xun ayay u jeceshay sharfteeda xitaa lacagta ayay ka hormarisaa.
Haweeneyda xun sirta ma qariso xitaa ninkeeda sirtiisa hadday tahay.
Sidoo kale ma tixgaliso familkaaga sida hooyadaada iyo aabbahaaga iyo walaalahaaga.
Naagta xun warkaaga ma maqasho waxay isku daydaa mar kaste inay samayso si adiga kaaga caraysiinayso.
naagta aan fiicneyn waxay ka heshaa warka inay baddasho war inay qaaddo.
sidoo kale ka fogow naagta carabka dheer oo warka badan aan dood ka dhammaanin.
sifooyinkan ayaa ugu muhimsan oo aad ku garan karto naagta ay habboon tahay inaad ka fogaato oo aadan nolol la wadaagin.
naagta noocan oo kale haddii aad guursato nasan maysid adduunka intaad jooto.
naagtaas si kaste haddii ay u qurux badan tahay waa inaadan eegin quruxdeeda si kaste ha ahaatee.
maxaayeelay quruxda ayaa ah mid macne iyo ma la taaban karo .
naagta waxaa fiican inay lahaato quruxda labadeeda nooc xitaa yaysan ahaanin midda jirka tan ugu sarreysa quruxdeeda.
calaamadaha naagta xun waa kuwan halkan ku xusan waa inta ugu muhimsan.
quruxda naagta rasmiga waa midda macnaha ah .

rag badan marka ay guur raadinayaan waxay eegaan keliya jirka naagta, naagtan ma tahay naag dheer oo xoog leh ama naag cad gabar timo dheer leh waxyaalahaas ayay xoogga saaraan. runtii ma aha keliya in arrintaas xoog la saaro.

waad heli kartaa gabar jir qurux badan leh oona ah gabar aad u wanaagsan oo akhlaaq fiican leh.

marka keliyaa maxaad u eegysaa jirka ama wejiga ama sanka dheer ama timaha.

naagta waa inay tahay qof caqli leh oo degan xishood badan hadal gaaban.

 

Habarta rabta Soomaali inay dhaqan xun qaataan

قيل: استشار رجل داود عليه السلام في التزويج، فقال له: سل سليمان وأخبرني بجوابه، فصادفه ابن سبع سنين وهو يلعب مع الصبيان راكبا قصبة فسأله: فقال:
عليك بالذهب الأحمر أو الفضة البيضاء، واحذر الفرس لا يضربك. فلم يفهم الرجل ذلك، فقال له داود عليه الصلاة والسلام: الذهب الأحمر البكر. والفضة البيضاء الثيب الشابة، ومن وراءهما كالفرس الجموح.
وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «تخيروا لنطفكم» ، وقال صلى الله عليه وسلم:
«انظر في أي شيء تضع ولدك، فطن العرق دساس» . وقال عليه الصلاة والسلام: «إياكم إياكم وخضراء الدمن «1» .
قالوا: وما خضراء الدمن يا رسول الله صلى الله عليه وسلم؟ قال: المرأة الحسناء في المنبت السوء.
وأنشدوا فيه:
إذا تزوّجت فكن حاذقا … واسأل عن الغصن وعن منبته
وقال بعضهم:
وأوّل خبث الماء خبث ترابه … وأول خبث القوم خبث المناكح
وعن علي رضي الله تعالى عنه، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال:
«لا تسترضعوا الحمقاء ولا العمشاء فإن اللبن يعدي» .
وقيل: إن جعفر بن سليمان بن علي عاب يوما على أولاده، وأنهم ليسوا كما يحب، فقال له ولده أحمد بن جعفر: إنك عمدت إلى فاسقات مكة والمدينة وإماء الحجاز فأوعيت فيهن نطفك ثم تريد أن ينجبن وإنما نحن كصاحبات الحجاز، هلا فعلت في ولدك ما فعل أبوك فيك حين اختار لك عقيلة قومها، فزوجها منك

وقال رجل للحسن: إن لي ابنة فمن ترى أن أزوجها له؟
قال: زوجها ممن يتقي الله عز وجل، فطن أحبها أكرمها، وإن أبغضها لم يظلمها.
وقيل لرجل من الحكماء: فلان يخطب فلانة، فقال:
أموسر من عقل ودين؟ فقالوا: نعم. قال: فزوجوه إياها.

قالوا نكحت صغيرة فأجبتهم … أشهى المطيّ إليّ ما لم يركب
كم بين حبة لؤلؤ مثقوبة … نظمت وحبة لؤلؤ لم تثقب
فأجابته إمرأة:
إنّ المطيّة لا يلذّ ركوبها … حتى تذلّل بالزّمام وتركبا
والدرّ ليس بنافع أربابه … حتى يؤلّف بالنظام ويثقبا
قال خالد بن صفوان:
عليك إذا ما كنت في الناس ناكحا … بذات الثنايا الغرّ والأعين النجل

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More