Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta
Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta
Su’aasha:
(aroos cusub) scw walalayal aniga waxan jiraa 28 sano mar dhow ayaa lay guursaday dareen dhan ma lihi fircooni ayaa lay guday meesha waa ciriri daran waxba ma galayan xataa ninkayga markuu i istiimiyo ma dareemo wax raaxo ah maxaan sameyaa maxaa xal ii ah ila taliya aroos cusub ban ahay.

Jawaabta:
Marka hore is deji guurka waad ku cusub tahay, waxaad u baahan tahay ninkaaga inaad is fahantaan meesha aayar aayar ayay isu furaysaa xoog looma baahna, dadka soomaalida waxay aaminsan yihiin ninka waa inuu naagta ku bikrajabiyaa toddobo maalmood gudahooda taas waa lagu faanaa, sheekada sidaas ma aha, ku dadaala inaad is fahantaan sidoo kale qaab kaste istiinka ka mid ah tijaabiya, naag kaste meel ayay wax ka dareentaa, haddiiba ninka geedkiisa uusan ahayn mid dansan rajo ayaa jirta markuu bikrada aayar u jabiyo meesha way is furaysaa adiga si dabiici ayaad u raaxaysanaysaa, gudniinka fircooniga naagaha qaar ayuu saameeyaa, qaarna dareenkooda ma tagsiiyo.
Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya
Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga
First settle down and you are new to marriage, you need your husband to understand each other where it opens up gradually there is no need for force, Somalis believe that the man should virginity the woman within seven days that is proud, the story is not so, strive to understand each other also try each other in every form of the test, Every woman feels something from somewhere. As soon as the man’s tree is not good, there is hope when he breaks the virgin slowly where she divorces herself. You naturally enjoy it. Pharaoh’s circumcision affects some women, and some does not leave their feelings.
When a girl is new to the wedding, what makes her feel less