Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya
Su’aasha:
Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka kacsiga maxaa ka yareynaya, taas gabadho badan ayaa ka sheegta qaar bil ayay sidaas ahaanayaan qaarna sanad way gaarayaan ninka ayaa u sabab ah mala dhihi karaa ama gabadha ayaa sabab u ah?

Jawaabta:
Taas waxay u noqonaysaa sababo badan waxaa ka mid ah cabsida gabadha habeenka aqalgalka ay ninka ka baqayso siiba bigrajabinta, waxay is leedahay siday noqon kartaa? sidoo kale waxa iyada ku cusub oo aysan mar hore soo arkin.
Waxaa kaloo ka yarayn kara kacsiga dhaawaca ka dhasha bigrajabinta siiba marka ay tahay fircooni la toltolay xanuunkaas ilaa uu ka raysanayo naagta way ka baqaysaa galmada.
Laakin ninka ayaa laga rabaa inuu kaalin ka cayaaro dejinta gabadha habeenka arooska inuusan u adeegsanin awood, waa inuu sheeko raaxo leh iyo hadalo macaan badan la hortagaa si ay gabadha u degto, dumarka hadalka macaan wuu soo jiitaa cabsidana waa ka baabi’inaa marka ninka mas’uul ayuu ka yahay raaxada gabadha, markay muddo is qabaan wuu iska yaraandoonaa waxaas.
Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno
This can be due to many reasons, including the fear of the woman on the wedding night, especially the man who is afraid of rape, she thinks how could it be? Also, it is new to her and she has not seen it before.
It can also reduce the arousal from the injury caused by rape, especially when it is a painful wound, until the woman recovers from this pain, she is afraid of sex.
But the man is expected to play a role in settling the girl on the wedding night, not using force, he should talk to her with pleasant and sweet words to calm her down, women are attracted to sweet words and their fear disappears when the man is responsible for the girl’s pleasure, after they have been married for a while, this will decrease.
وهناك أسباب كثيرة لذلك ، أحدها خوف الفتاة ليلة الزفاف.
إنه أيضًا شيء جديد بالنسبة لها لم تره من قبل.
يمكن أن يقلل أيضًا من انتصاب الجرح الناتج عن العلاقة
لكن من المتوقع أن يلعب الرجل دورًا في تهدئة الفتاة ليلة الزفاف دون استخدام القوة ،
يجب أن تجري محادثة لطيفة وحديث لطيف حتى تهدأ الفتاة.
تنجذب النساء للحديث اللطيف ويختفي الخوف عندما يكون الرجل مسؤولاً عن راحة الفتاة.
