Amin arts iyo Gaas impact image for Puntland elections

Amin arts iyo Gaas impact image for Puntland elections

Puntland elections, anticipation in 2019

Amin arts oo Cabdiwali Gaas sawir qoto dheer kasoo saaray,

sawirkan oo tilmaamaya ninkan wuxuu yahay, si kastaba ha ahaatee Gaas waa qof dhaleecooyin badan loo soo jeediyay,

siiba marka uu caayay reer buur, taas waxay tilmaamaysaa meesha uu taagan

amin arts abdiwali gaas sheeko dheer sawir
amin arts abdiwali gaas sheeko dheer sawir

yahay ninka, amin arts oo dharbaaxo adag ku dhuftay gaas, sawirkan ayaa ku filan ninkan waxa uu ku dhex jiro.

madaxda soomaaliya inta badan waxay usoo galaan siyaasada shaqo iyo lacag raadis, kama aha dal iyo dad wax u qabo, soomaali sidaas ayay la burbursan tahay, sheekada ma yara, qabyaalad iyo cudurro kale ayaa dadka soomaaliyeed haya.

sawirka amin arts meel fog ayuu duqaynayaa

 

 

 

 

 

Yaa ugu fursad badan inuu madaxweyne noqdo musharraxiinta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More