Amin Arts iyo Baska Gaas ku kaxaynayo maamul goboleedyada

Mar kale iyo amin arts oo soo sawiray Gaas oo kaxaynaya gaari ama bas lugaha la’

waxaana saaran baska Axmed Madoobe iyo Xaaf

Gaas oo Gaari hallaysan wada
Gaas oo Gaari hallaysan wada

Amin arts oo sawirka ku muujinaya Gaas inay u dhammaatay.

Gaas oo raba mar kale in la dorto taasoo laga yaabo inaysan dhicin

sawirka amin arts aad buu meel fog u taabanayaa

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More