Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Su’aasha:

Aadaanka Fajarka inta aan salaada la galin qofka haduu saxuurto Soonkiisa maka burayaa mideeda kale qofku goormuu saxuuran karaa oo ugu wanaagsan.

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?
Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Jawaabta:

Labo aadaan ayuu leeyahay fajarka midka koowaad ma reebo saxuur laakin kan labaad ayaa cuntada reeba, wuxuu yiri rasuulka (SCW):

 

(إنَّ بلَالًا يُؤَذِّنُ بلَيْلٍ، فَكُلُوا واشْرَبُوا حتَّى يُنَادِيَ ابنُ أُمِّ مَكْتُومٍ، ثُمَّ قالَ: وكانَ رَجُلًا أعْمَى، لا يُنَادِي حتَّى يُقالَ له: أصْبَحْتَ أصْبَحْتَ).

(Bilaal wuxuu addimayaa habeen ee cuna oo cabba ilaa uu ka addimo ibnu ummi Maktuum wuxuu yiri (raawiga) nin indhoole ayuu ahaa ma addimaynin ilaa laga dhaho; subax ayaad gashay subax ayaad gashay)

Bukhaari ayaa wariyay

Marka aadaanka labaad haddii la addimo cuntada waa in la joojiyaa, taasna waxaa qaba culimada islaamka badankooda.

Qofkii aadaanka labaad kadib cunto cuno soonkiisa ma ansaxayo.

 

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More