3 su’aalood kusaabsan dareenka gabdhaha

3 su’aalood kusaabsan dareenka gabdhaha

Su’aasha:

A S C, Wad salaaman tihin waxan qabay 3 su’aalod o kusaabsan gabdhaha
1, gabadhaha buuran e dabo iyo naasaha waa wayn leh ma waxay ka helaan ama ku raaxaystan guuska wayn?
2, gabadhuhu markay da’doodu si wayinaadan xubinta tarankogu mu sii wayinaada?
3, gabdhaha bur buuran da’da ay shahwada ama dareenku ugu daran yahay inta u dhaxeesa imisa weyan?

3 su'aalood oo kusaabsan dareenka gabdhaha
3 su’aalood oo kusaabsan dareenka gabdhaha

Jawaabta:

1- taas shardi ma aha naagta geedka weyn ka hesho waxay noqon kartaa naag buuran ama naag dhuuban ama naag dheer ama naag gaaban, waxaa sabab u ah dareenka gudaha iyo kacsiga xoogga badan ay gabadha dareento.

2- naagta marka ay weynaato xubinteeda way sii dabcaysaa siiba marka ay ilmo dhasho taas waxaa keena dhalmada badan iyo da’da.

3- buurnaan iyo caatanimo kuma xirna naagta marka ay ugu dareen badan tahay waa marka ay gaarto 30 ilaa 50 oo kale naagaha way ku kala duwanaan karaan waxaa kukuma hormoonada jirka iyo caafimaadka iyo cuntada iyo jacaylka ninka iwm.

 

Ninkay wuu iga weyn yahay sokorna wuu qabaa ima qanciyo

1- This is not a requirement that a woman who gets a large tree can be a fat woman or a thin woman or a tall woman or a short woman, it is due to the inner feelings and strong arousal that the girl feels.

2- When a woman grows up, her limb becomes more relaxed when she has a baby, which is caused by childbirth and age.

3- Obesity and obesity do not depend on the woman when she is most sensitive is when she reaches 30 to 50 other women can vary depending on the body hormones and health and food and love of the man etc.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More