Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah
Ten things that benefit men in strength and the exercise of love
Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya oo dabiici ah
Tobanka biyaha raga tayo u yeelaya, oona dabiici ah sidoo kale dareen kacsi leh siiya raga iyo dumarka, biyaha manida aad u badiya waa kuwan:
1-Toonta
Toonta waxay mifd tahay waxyaalaha badiya biyaha ama manida raga, sidoo kale waa daawo u fiican cudurada qaar, toonta waxay aad u roon tahay marka ay ceerin tahay.
2-basasha
basasha aad bay ugu roon tahay caafimaadka guud ahaan, sidoo kale waxay kordhisaa manida ama shawada ninka, biyaha ninka marka ay cad yihiin ayay awood leeyihiin.
3-qamadiga
qamdiga wuxuu wataa vitamiino kal duwan, wuxuu jirka siiyaa awood iyo xoog, sidoo kale wuxuu u roon yahay biyaha nimanka.
4-mooska
mooska waa cuntada u roon galmada, raga daciifayay waa inay cunaan mooska, maxaayeelay muuska wuxuu u roon yahay raganimada, kacsi ayuu u keenaa ninka.
5-Sanjabiil
Sanjabiisha waxay leedahay dareen kacsi ah, sidoo kale biyaha ayay badisaa, gaar
ahaan dareenka dumarka, naagaha kacsiga yar waxaa u roon sanjbiil inay cunaan.
6-xabadsowdo
xabadsowdo waa daawo, waxyaalo badan ayay u roon tahay, waxaa ka mid ah xaga galmada.
7-timir
timirta lama soo koobi karo waxtarka ay u leedahay caafimaadka, waxaa ka mid ah xagga raaxada ninka iyo naagta iyo biyaha manida tayadooda.
8-xulbo
xulbada waxay ka mid tahay cuntooyinka aadka ugu fiican raaxada galmada, ninka iyo naagta awood daran iyo raaxo badan ayay sinaysaa, sidoo kale biyaha ayay badisaa, dumarka naasaha waaweyn u baahan inay helaan way u roon tahay, xulbada hormuun ayay wadataa naaska weyn ka dhiga.
9-dhegayare
dhegayaraha wuxuu ka mid yahay, waxyaalaha u roon ragga iyo kacsiga iyo galmada, sidoo kale wuxuu ka mid yahay cuntooyinka waxtarka u leh caafimaadka ninka iyo naagta.
10-joos
jooska waa cunto iyada galmo iyo raaxo ninka siisa, dumarka raba inay awood raaxo yeeshaan waxaa u roon joos, sidoo kale biyaha ayuu badiyaa jooska.
والأُرْزُ المطبوخ فى المرق (2) ، يزيد فى المنِىِّ، ويغذو كثيراً، ويُسَمِّن ويُحَسِّن اللون، ويُزيل صُفْرة الناقهين ونحوها لحوم البقر والغنم والماعز والدجاج والبط والجمال والأرانب. ونظرا لوفرة المصادر التي تتناول القيمة الغذائية للحوم البقر والغنم والماعز والدجاج فلقد تم استشناؤها من هذا الفصل.
ولا توجد مصادر عن القيمة الغذائية للحوم البط والأرانب والتي تستهلك في بعض الدول العربية خاصة في مصر، لذا فقد تم استبعادها كذلك. ويبقى لحم الجمال الذي زاد الاهتمام بدراسته في الآونة الأخيرة لأنه يعتبر ثروة مهمة خاصة في بعض دول الخليج العربي والصومال والسودان،
الأسماك الصغيرة المملحة “السردين الهندي” ويضاف إليها زيت وبهارات وماء وملح، تم يوضع في قناني زجاجية تغطى بإحكام وتعرض للشمس لمدة تتراوح بين 7 إلى 15 يوما لتتخمر، وبعد ذلك يسحن السمك المتخمر ويصفى ثم يوضع الخليط في زجاجات ويترك لمدة 5-10 أيام لزيادة التخمر.
ويتم تناول المهياوة مع الخبز والبصل الأخضر ويفضل تناولها في وجبة الإفطار، السمك المجفف. السمك المجفف من الأغذية التقليدية في معظم الدول العربية المطلة على البحار، وعادة يملح السمك ثم ينشر تحت أشعة الشمس لمدة تتراوح بين 3 إلى 7 أيام حسب نوع السمك وحجمه.
ومن أكثر أنواع الأسماك الشائع تجفيفها السردين الصغير وأسماك القرش وكذلك الجمبري “الروبيان”. ويستخدم السمك المجفف في تحضير العديد من الأطباق التقليدية في تلك الدول، التمور ومنتجاتها: تعتبر أشجار نخيل البلح أكثر أشجار الفاكهة انتشارا في الدول العربية، خاصة في العراق والسعودية ومصر وتونس والامارات وسلطنة عمان
Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan