Sidee biyaha loo rajiyaa ama qaabka loo daahiyo
Sidee biyaha loo rajiyaa ama qaabka loo daahiyo
Su’aasha:
SCW. walaalayaal waxan isku arkay arin iga nixisay xaaska marka an galmo la samaynayo isla marki biyaha way iga soo daatan hal minit xataa ma dhamo marka labaadna maba ii kacayo guska ilaa mudo gaaraysa hal maalin marka ila taliya maxaan sameya sidee biyaha loo raajiyaa waan kari waayay ii sheega sida biyaha loo daahiyo.
Jawaabta:
Biyabaxa degdega waa dhibaatada haysata dad badan oo ka mid ah dhalinyarada, waxaa keena sababo badan biyabaxa degdega.
Tusaale ahaan waxaa ka mid ah xasaasiyada maqaarka xubunta taranka taasna waxaa laga yaabaa inay ka dhalato siigada, waayo siigada maqaarka xubinta taranka ayay dhaibaato gaarsiisaa marka ay qofka ka badato, waxaa kaloo keena dareenka xoogga badan oo ka dhasha kacsiga daran. sidoo kale qaabka galmada foorarka wuxuu soo dedejiyaa biyaha taas oo ugu wacan dareenka oo meel sare gaaraya.
Qaabab badan ayaa jira oo biyaha loo daahiyo.
Waxaa ka mid ah maskaxda in la dareensiiyo oo laga bixiyo raaxada qofka uu ka helayo galmada.
sidoo kale waxaa ka mid ah inuu xubinta baraf saaro oo marka uu dareemo inay biyaha soo dhow yihiin.
iyo inuu kala badbadlo qaabab raaxada waayo galmada foorarka waxay ka mid tahay qaababka soo dedejiya biyabaxa, galmada fadhigana waxay ka mid tahay qaababka daahiya biyaha ninka.
halkaan ka akhriso qolaallo dheeraad ah Qaabab badan ayaa jira oo biyaha loo daahiya.
Qabka Biyaha oo dahiyo waxaa ugu fiican qaabka dabiiciga ah laakin daahinta daawada ama waxyaalaha geedka kawaabyada ka dhiga waa dhib cudur ayay u keeni karaan ninka, sida fudud biyaha lo daahiyo waa sidaas aan soo tilmaannay.
Qofka waa inuu ku dadaalaa waxyaabahan inuu cuno, waxay kordhiyaan manida ninka, markaas biyaha way daahayaan:
الفلفل الحار. Basbaas
الفلفل الحلو. Baamiye
الموز.Moos
البندورة. Yaanyo
الجزر. Karooto
الحليب. Caano
السبانخ. Sabaanikh
البوكلي. Burukli
الشمامز Baarbiyeetar
البطاطا. Bataati macaan
الشوفان. Boorish
الذرة. Galley
الخبز الأبيض. Rootiga cad
الأرز البني. Bariiska basmatiga
البازيلاء والفاصولياء. Digirta
البيض. Ukunta
الأفوكادو. Afokaado
الأسماك والدواجن. Kaluunka iyo digaaga
الخضراوات الورقية الخضراء. Qudaarta caleenta
البصل والثوم. Toon iyo basal
البطيخ. Qaraha
واللحوم الحمراء. Hilibka guduudan
Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Qiyaasaa
Dhibka Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Daaweeyaa