Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan

Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan

Su’aasha:

SCW walalayal bahda daruur wan idin salay wad ku mahadsan tihin webkan qimaha badan, walaal waxan ahay qof doob ah waxan ka helaa inaan akhristo sheekooyinka raaxada galmada, wagii hore qisooyinkaas ayan meelo badan ka akhrin jiray sida bugagta jacaylka, kadib waxan bilaabay inan kahristo internetka markan akhriyo sheeko wasmo si daran ayn u kacsadaa mana siigaysto kacsi xoog ayan dareemaa dhacan ayaa iga so data oo jiidmaya marka dhib mustaqbalka miyay ii kenaan sheekooyinka jacaylka iyo galmada maxa dhihi karaa dhibkas intu la egyahay.

Sheekooyinka galmada dhibka ay doobka u keeni karaan
Sheekooyinka galmada dhibka ay doobka u keeni karaan

Jawaabta:

Dareenka aadanaha dhinaca galmada wuxuu ku kacaa marka la ag keeno sababaha kicin kara, akhriska sheekada galmada ama quruxda dumarka waa sabab ka ka mid ah sababaha ugu waaweyn oo ninka kiciya.

Waliba sheekada qofka maskaxda ayay kaga dhagaysaa mar kaste uu soo xusuusto dareenkiisa wuu kacaaa.

Marka qofka doobka markuu kaco wuxuu ku dhici karaa inuu naag ka sinaysto ama inuu biyaha gacanta iskaga keeno, marka waxaa laga rabaa inuu ka dheeraado akhriska sheekooyinka noocaas ah, iyo wax walba kiciya dareenka kacsiga.

Khubarada caafimaadka galmada waxay ugu nasteexeeyaan nimanka raba inay ka fogaadaan siigada inaysan akhrinin sheeko galmo ama sheeko jacayl, maxaayeelay haddii la akhriyo sheekooyinkaas ninka bad kale ayuu galaa kamana soo bixi karo.

Ma og tahay ninka caqligiisa wuxuu joogaa marka uu dansan yahay dareenkiisa mar hadduu kaco dareenkiisa ma garanayo waxa uu samaynayo, marka ka fogow sheeko ama sawir qaawan ama naag inaad kala sheekaysato arrimo la xiriira raaxada ama jacayl iwm.

Teeda kale marka aad sheekooyinkaas badsato waxaad ka qaadaysaa xanuun dhnka xaniinyaha ama qaska, taasna waxaa sabab u ah biyaha manida oo soo dhowaada markuu dareenka kaco. Ha raacin tallaabooyinka shaydaanka kugu soo jiidan karo, Alle wuxuu yiri:

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّبِعُوا خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ وَمَنْ يَتَّبِعْ خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ فَإِنَّهُ يَأْمُرُ بِالْفَحْشَاءِ وَالْمُنْكَرِ) {النور:21}.

(Kuwa (Xaqa) Rumeeyow ha Raacina Tallaabooyinka (camalka) Shaydaanka qofkii raacaTallaabooyinka Shaydaanka Isagu wuxuu Faraa Xumaanta iyo waxa la Naco)

Tafsiirka suuratu annuur

 

Gabdhaha La Qabo Ee Hadana Xiiseeya Sheekooyin Galmada Maxa La Dhihi Kara

Sheekada Raaxada Ninka Haduu Akhriyo Ma Dhibaysaa

Human feelings on the sexual side arise when brought next to potentially provocative causes, reading the sexual narrative or the beauty of women is one of the main reasons why arouses the man.

Yet she listens to the story in the mind of the person. Whenever he remembers, his feelings are amazed.

When a person gets up the valley, he can fall fornication with a woman or to bring himself into the water in his hand, when he is required to go further from reading such stories, and everything arouses the feeling of arousal.

Sexual health experts advise men who want to avoid masturbation not to read a sex story or love story, because if they read these stories, the man goes into another sea and cannot come out.

Do you know the man’s intelligence is present when he cares about his feelings once he gets up his feelings don’t know what he’s doing, when avoid talking about a story or naked photo or a woman to talk about things related to pleasure or love etc.

 

وقد أرشد النبي – صلى الله عليه وسلم – الشباب الذين هم مظنة العشق إلى أنفع أدويتهم. ففي الصحيحين: من حديث ابن مسعود قال: قال رسول الله – صلى الله عليه وسلم -: «يا معشر الشباب! من استطاع منكم الباءة؛ فليتزوج، فإنه أغض للبصر، وأحصن للفرج».
وفي لفظ آخر ذكره أبو عبيد: حدثنا أبو معاوية، عن الأعمش، عن إبراهيم، عن علقمة، عن عبد الله عن النبي – صلى الله عليه وسلم -: «عليكم بالباءة … » وذكر الحديث، وبين اللفظين فرق، فإن الأول يقتضي أمر العزب بالتزويج، والثاني يقتضي أمر المتزوج بالباءة، والباءة: اسم من أسماء الوطء، وقوله: «من استطاع منكم الباءة فليتزوج» فسرت الباءة بالوطء، وفسرت بمؤن النكاح، ولا ينافي التفسير الأول؛ إذ المعنى على هذا: مؤن الباءة ثم قال: «ومن لم يستطع فعليه بالصوم فإنه له وجاء» فأرشدهم إلى الدواء الشافي؛ الذي وضع لهذا الأمر.
ثم نقلهم عنه عند العجز إلى البدل وهو الصوم، فإنه يكسر شهوة النفس، ويضيق عليها مجاري الشهوة، فإن هذه الشهوة تقوى بكثرة الغذاء وكيفيته، فكمية الغذاء، وكيفيته يزيدان في توليدها، والصوم يضيق عليها ذلك، فيصير بمنزلة وجاء الفحل، وقل من أدمن الصوم إلا وماتت شهوته، أو ضعفت جدا، والصوم المشروع يعدلها، واعتدالها حسنة بين سيئتين، ووسط بين طرفين مذمومين، وهما العنة والغلمة الشديدة المفرطة، وكلاهما خارج عن الاعتدال:
كلا طرفي قصد الأمور ذميم

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More