Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega
The benefits of clove oil for men in intimacy
Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega
Saliidda Dhegeyaraha (Clove) qalin furka
Biyabaxa degdega rag badan ayuu dhib ku hayaa, waxay dareemayaan inaysan awood u lahayn inay qanciyaan xaaskooda.
ninka marka uu yahay qof isla markii biyaha soo tuuro asoon siinin xaaskiisa raaxada ay u baahnayd wuxuu dareemayaa inuu yahay qof kasoo bixi waayay waajibka ka saaran xagga raaxada xaaskiisa.
daawada ugu fiican waxaa la dhihi karaa saliidda dhegeyaraha (Clove oil).
Sida loogu daaweeyo saliiddaas?
Ninka marka uu u baahdo inuu xaaskiisa galmo la sameeyo wuxuu keenayaa saliidda dhegeyaraha meelo badan ayaa laga helayaa saliidaas qaababka ay leedahayna waa sidan:
markaas ayuu marinayaa waxyar xubinta taranka wuxuu sugayaa muddo gaaraysa 30 daqiiqo markaas ayuu bilaabayaa galmada.
saliidda geedka qalinfurka maxay ku samaynaysaa xubinta taranka?
Guud ahaan dhegeyaraha wuxuu joojiyaa xanuunka marka wuxuu ka qaadaa xubinta ninka xasaasiyadda daran oo keeni karta inay shahwada dhaqsi usoo baxdo wuxuu reebayaa biyabaxa degdega oo ay rag badan ka sheeganayaan.
Daawooyinka kale oo la sheego inay celiyaan biyaha waa daawooyinka kiimiko ah inta badan, ninka waxay u keeni karaan dhibaatooyin kale oo caafimaadka aan u roonayn.
waxaa jiro daawooyin lagu buufiyo qalabka ninka oo ka tagsiiya dareenka waxaa laga yaabaa ninka xitaa inuu biyabixi waayo.
laakin saliidda dhegeyaraha waa wax dabiici ah qofka dhib uma keenayso.