Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa
Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa
Su’aasha:
Wll hadii anigoo safar ah oo gaadhi saaran salaadda wakhtigeedii lagaadho gaadhiguna uu istaagi waayo ama uu marayo meel aan ku habboonayn inuu joogsado salaaddiina sidaa igu dhaafto markaan meeshii aan usocday gaadho hadaan dib kasoo qalleeyo wax dhib ah miyaa kujira.

Jawaabta:
Sidaas oo kale qofka markay qabsato wax dhib ma laha, laakin safarka qofka wuxuu sameyn karaa jamcu tadiim wax la dhaho ama jamcu ta’khiir, tusaale ahaan salaadda duhur iyo casir ayuu jamcinayaa asoo tukanaya waqtiga salaadda duhur markaas ayuu safarkiisa galayaa, ama wuxuu isku jamcinayaa labadaas salaadood marka la gaaro waqtiga casirka, laakin xaaladda aad sheegtay markay ku qabsato wax dambi ah kuma lihid dibidhaca salaadda.
Qoraal ahaan halkan ayaad ka akhrisan kartaa.
Similarly, when a person catches it, there is no problem, but on a journey the person can make a ritual jam or a prayer jam, for example, in the noon and a halftime prayer he will pray at the time of the noon prayer and then he goes on his journey, or he interrupts those two prayers when the time of the dawn comes, but in the situation you said when you are caught you are not guilty of the prayer.
Riyada salaadda halkan ka daawo