Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

Su’aasha:

bahda daruur marka hore iga gudoma salan sare, aad badn ugu mahadsan tihin jawaabaha qiimaha badan webka ad ban u akhriyaa aad ayn uga faa’idaysta runti wax badan aya ku jira dad badan ay u bahn yihin.

su’aashyda waxay tahay marka aan xaaska galmo la samaynayo marka hore guska waa adag yahay sifican ayu taagan yahay marka lakin wax yar ka dib aso ku jirka silka ayuu iga damaa, markii hore sidas ma ahaan jirin ilaa an ka dhamaysto wuu kacsanan jiray asoo adag ayay biyaha iga bixi jiren, hada xaaskayga xata way dhibsanaysa marka aan sidaas noqdo wax cudur ah ima hayo marka maxaa la dhihi karaa oo kenay inu damo guska xiliga galmad an wado, sidoo kale dumarka guska adag kaliya miyay ku biyabixi karan mise midka jileeca xataa raaxo ayay ka helaan?

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah
Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

Jawaabta:

Waad ku mahadsan tahay booqashada Daruur, wixii su’aal aad qabto waad noo soo diri kartaa, sidoo kale waxaan kaa codsanaynaa inaad webka shargareyso.

Ninka caadi ahaan waxaa laga rabaa inuu sii taagnaado geedkiisa ilaa ay shahwada kaga baxdo, geedka inuu damo sababo badan ayaa keenaya, qaar waa nafsi sida ninka oo aan si fiican ugu toosnayn galmada ama meesha uu ku samaynayo ama inuu wax kale ka fikirayo ama in istiin uusan samaynin, waxaas saamays ayay ku yeelanayaan raaxada ninka iyo naagta.

Waxaa kaloo laga yaabaa in aad u baahan tahay vitamiinada qaar oo xoojiya galmada oona laga heli karo cuntada sida kaluunka iyo saliid seytuunka iyo macsarada looska iyo basbaaska iyo basashada iyo toonta, sidoo kale waxaa jira geed lagu magacaabo Ginseng oo geedka ninka bir oo kale ka dhigaya oo dabiici ah sidoo kale caafimaadka u roon oo xoojiya maskaxda iyo wadnaha iyo xubinta ninka, waliba malab saafi ah marka lagu daro aad buu wax ugu taraa raga geedka ka dama markay galmada samaynayaan, waliba ninka tarankiisa ayuu xoojiyaa biyaha shahwadana tayo ayuu u yeelayaa geedkaas.

Dumarka kacsiga iyo raaxada way ku kala duwan yihiin laakin badankooda kuma raaxaystaan geedka ninka marka uu jileec yahay, waxay u baahan yihiin geed adag oo aan dansanayn, waayo gabadha marka ay kacsdo farjigeeda wuu bararaa cuncun ayay ka dareemaysaa wuxuu rabaa wax adag in la galiyo, markay hesho raaxo macaan ayay dareemaysaa wayna biyabaxaysaa.

Dad badan ayaa is weydiiya gabdhaha maxay u rabaan bahal adag taas ayaa sabab u ah.

Riyada saameyska galmada halkan ka daawo

 

A man is usually expected to remain erect until his penis ejaculates. There are many reasons for ejaculating. Some are psychological, such as the man not being properly aroused for sex or where he is doing it, or thinking about something else, or not being able to ejaculate. This affects the pleasure of the man and the woman.

You may also need some vitamins that enhance sex and can be found in foods such as fish, olive oil, peanut butter, pepper, ginger, and garlic. There is also a plant called Ginseng that makes the penis like iron, which is natural and also good for health and strengthens the brain, heart, and male organ. Also, when mixed with pure honey, it is very beneficial for men who ejaculate during sex. It also strengthens the man’s fertility and improves the quality of the semen.

Women have different levels of arousal and pleasure, but most of them are not comfortable with a man’s penis when it is soft. They need a hard penis that is not too soft. When a woman is aroused, her vagina swells and she feels itchy, and she wants something hard to insert. When she gets pleasure, she feels sweet and ejaculates.

Many people wonder why girls want a hard penis, and that is why.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More