Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo

Su’aasha:

Walalayal marka aan xaaskayga u galmon rabo guska ayaa iga damo maba ii kacaayo marka aan kaligayga ahayna wuu kacaa taas ma cudur baa maxaa daawo u ah fadlan iisoo shega.

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagyo
Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagyo

Jawaabta:

Ninka hadduu isku arko marka xaaskiisa uu u tagyo inuu bahalkiisa damayo taas waxay u noqnaysaa arrin nafsi ah, waxaa laga yaabaa inay wax jiraan uu kaga baqayo xaakiisa ama inuusan naftiisa ku kalsoonayn, waxaa kaloo ay qabsataa arintan oo kale raga soo bartay siigada, waxay ku raaxaystaan siigada  kaliya, dumarka way ka dheeraadaan nafsi ahaan.

teeda kale waxaa fiican inaad cunto cuntooyinka kacsiga xoojiya sida malabka iyo looska iyo sidinta saliid seytuun iyo dhamaan cuntooyinka adkeeya geedka ninka.

 

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Waxtarka basasha ee ninka xubintiisa

If a man sees himself when his wife goes to him to quench his beast, that will be a psychological matter for him, he may be afraid of his wife or that he does not trust himself, it also catches up with men who have learned to go to the beast, they enjoy only masturbation, women are more psychologically.
On the other hand, it is a good thing to eat foods that strengthen the erection, such as honey and lens, and all the foods that strengthen the man’s tree.
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More